Daaweynta Xanuunada Uur-ku-jirta, Beerka iyo Midhiciraha

Ma isku aragtaa calaamadaha laabjeexa, xabad xanuunka, xabeeb aan dagayn, qufac aan dagayn, bog-xanuun, lalabo joogto ah, ama xanuun ka hooseeya garbaha?

Royal Care Hospital waxaa kugu diyaar ah dhakhtar ku takhasusay daaweynta xanuunada uur-ku-jirta, beerka, iyo midhiciraha.

Dhakhtarku wuxuu si joogto ah kugu diyaar yahay cusbitaalka.

Booqo Royal Care Hospital, Hargeisa, Somaliland, si aad u hesho adeeg caafimaad oo tayo leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *